Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Faahfaahin “laba Xildhibaan oo ku geeriyooday weerarka iyo Al-shabaab oo wali dagaalamaya

$
0
0

breaking-nes-150x63 (1)Weerarkii ay Galabta Ku qabsadeen Al-shabaab Hotel Ambasador ayaa sii xoogeystey walina waxaa socda Xabada.

Dhinaca kale Kooxda Al-shabaab ee Hotelka Gudaha u galay ayaa waxay u talaabeen Isbitaalka Daaru’shifa oo Hotelka ku dhegan, walina waxaa dhacaya xabada,Bukaan badan oo Isbitaalka ku jiray ayaa banaanka loola soo cararay.

Sida Puntlandi xogta ku helay Dadka weerarka ku geeriyooday Waxaa ka mid ah laba Xildhibaan oo Reer London ahaa.

Labada Xildhibaan ee ku geeriyooday weerarka oo ka tirsanaa Baarlamaanka Soomaaliya waxay kala yihiin Xildhibaan Cabdulahi Jamac kabaweyne oo kasoo jerda koonfurta Mudug iyo Xildhibaan Maxamuud Maxamed Guure oo Reer Hiiraana.

Wixii soo kordha kala soco Puntlandi.com

Puntlandi.com
Muqdisho


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles