Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Madaxweynaha Turkiga oo Muqdisho imanaya iyo Raysal wasaaraha iyo Madaxweyne Gaas oo dhoofaya

$
0
0

photoMaalinta Jamcada Waxaa Muqdisho kusoo wajahan Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan iyo Wafdi uu hogaaminayo.

Booqashada Madaxweyne Erdogan ayaa u badan inuu xariga ka jaro Mashaariic ay Turkigu ka hirgaliyeen Muqdisho.

Dhinaca kalena Raysal wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirshiid ayaa u amba bixi doona Safar Mareykanka iyo Canada ah.

Madaxweyne Gaas isna wuxuu kusii jeedaa Abu Dhabi oo Imaaraatka Carabta ah.

Puntlandi.com
Miqdisho


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles