Xildhibaan Axmed Xusein oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Kanada ayaa wuxuu Baarlamanka ka jeediyey Khudbad tacsi ah oo ka hadleysa dhalinyaradii Soomaaliyeed ee ku geeriyoodey Badweynta miniteeryaanka ee u dhaxaysa Masar iyo Talyaaniga.
Khudbada ayaa Xildhibaanada Canada aad iga qiiroodeen iyagoo qioradooda ku muujiyey sacab ay islsa taageen dhamaantood.
Hoos ka daawo