Warar hordhac ah oo Warbaahinta Puntlandi ka heshsy New York ayaa sheegaya in Xubnaha Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey (the United Nations Security Counci) ay iman doonaan Soomaaliya bartamaha bidha Maajo ee sanadkaan.
Wararka ay Puntlandi helayaan ayaa ah in Golaha Amaanka ay shir ku qaban doonaan Xarunta Beesha Caalamka ee Xalane kulankaasoo ujeedkiisu yahay in la dhiiri galiyo doorashada bishs Ogoosto ee sanadkaan.
Xubnaha Golaha Amaanka ayaa waxay la kulmayaan Maduuliyiinta ugu sareysa Siyaasada Soomaalaya ee Madasha Qatan.
Puntlandi.com
New York