Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

(Sawiro) Saraakiil Puntland ah oo Siminaar u aadey Talyaaniga

$
0
0

Saraakiil ka tirsan Taliska Guud ee Booliska Pubtland ayaa waxay Siminaar u aadeen Dalka Talyaaniga.

Saraakiisha oo uu hogaaminayo Taliyaha Tababarka iyo Xiriirka Dibada Booloska Puntland Gaashaanle Sare Maxamed Cabdi ayaa mudo laba todobaad ah waxay Siminaar u joogi doonaan Dalka Talyaaniga

Daraakiisha waxaa kaloo ka mid ah Gaashaanle Sare Cismaan Deeq oo ka Tirsan Saraakiisha waaxda dambi baarista Puntland.

13043734_1332280476787831_5651183844659633976_n-13a

7-2

8-113043734_1332280476787831_5651183844659633976_n


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles