Jaaliyada Puntland ee Winnipeg MB, Canada waxay tacsi u dirayaan Qoysii, qaraabadii iyo Ehelkii ay ka geeriyootay Marxuumad Foos Maxamed Yusuf oo ku geeriyootay Winnipeg MB, Canada.
Illahay naxariistii jano ha ka waraabiyo Marxuumada,Dambigeedana Alla ha dhaafo, Samirna haka siiyo intii ay ka baxday.
Aaaamiin Aaamiin