Magaalo xeebeeda Garacad ayaa waxas caawa fiidkii soo galay Kooxda Al-shabaab.
Ilaa hada xaalada Magaaladu way degan tahay mana jiraan khasaare ay u geysteen shacabka illaa iyo hadda inta laga warqabo.
Madaxweyne Xigeenka Puntland ayaa hada shir degdeg ah isugu yeeray Taliyaasha Ciidanka iyo Wasiirada Ambiga iyo Kan Arimaha Gudaha.
Warsidaha Puntlandi ayaa ogaaday in Madaxweyne Gaas oo Minniapolis ku sugana la wargaliyey.
Wixii soo kordha kala soco Puntlandi.
www.puntlandi.com.