Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Faahfaahin faahin– Xaalada Garacad oo degan iyo abaabul xoogan oo isla caawa Socda

$
0
0

Warsidaha Puntlandi oo xiriir la sameeyeen dadka deegaanka  Garacad,ayaa ogaaday in Xaaladu ay  aad  u degan tahay kadib markii ay Maleeshiyaadka Shabaab ay soo galeen makhribkii caawa deegaanka Garacad.

Meel fagaare ah ayay isugu yeereen shacabka Magaalada waxayna u sheegeen ineysan wax dhibaato ah aysan u geysaneyn isla markaasna ay ka gudbayaan mana ayasan sheegin mersha ay u gudbayaan.

Wararka aan ka helayno Garacad waxay kaloo sheegayaan iney shacabka ka dalbadeen Laashash matooro leh,manacada in shacabku ay fuliyeen Codsigaas iyo in kale.

Dhinaca kalena Saldhiga Ciidanka ee Godod ayaa abaabul xoogan uu hada ka socdaa waa sida ay Puntlandi warka ku hayaane.

Puntlandi.com
Gaalkacyo


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles