Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Daawo Video+Sawirada RW hore ee Soomaaliya ahna musharaxa Madaxweynaha Puntland Prof. Gaas ayaa si diiran loogusoo dhaweeyey Luzaka Zambia

$
0
0

Raysal wasaarihii Hore ee xukuumadii Somalia ee Badbaado Qaran Mudane Prof. Abdiwali Mohamed Ali Gaas ayaa soo gaaray Caasimada wadanka Zambia ee Lusaka.

Si Diiran ayaa loogu soo Dhaweeyay Gagida Diyuuradaha Caalamiga ah ee Kenneth Kaunda ee Magaalada Caasimada ah ee Lusaka, waxaana ku soo dhaweeyay Boqolaal Dadweyne ah, Safiirka Safaarada SOmalia ee Zambia Ambasador Mohamed Hassan Dawaara, Masuuliyiinta Jaaliyada iyo waliba Madax sare iyo Saraakiil ka socota Wasaarada Arimaha Dibada ee Zambia.

Mudada uu joogo waxa uu kalmo kala duwa la qaadan Doonaa Madaxda Sarre ee wadankan Zambia iyo waliba Jaaliyada, waxa uuna booqan Doonaa Magaalada Ndola oo ah Magaalado madaxda 2-aad ee wadanka Zambia.

Sawirada ka daawo Video-ga hoostiisa


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles