Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Madaxweyne Xasan Sheikh oo Jowhar ku sii jeeda

$
0
0

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Mohamud ayaa saaka safar dhulka ah ku aadey Magaalada Balcad ka dibna wuxuu usii gudbayaa Magaalada Jowhar.

Safarka Madaxweynaha ayaa kasoo bilowdey Magaalada Marka , wuxuu horey u booqdey Baladweyne.

Safarka Madaxweynaha ee Jowhar waxaa galbinaya Ciidan fara badan.

puntlandi.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles