Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

tacsi Marxuumad Ardo Aw Abdi omer dhaged

$
0
0

Inna lillahi wa inna ilaihi raji’un

Waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh ka diraynaa anagoo kala ah  Ahmed Abdullahi  (Rooble Keyloco)iyo xaaskiisa Ayaan Mohamed Ali, Hooyo Ardo  Mohamud Yusuf , Hasan Mohamed Ali , Hussein Mohamed Ali  iyo Xaaskiisa Fartun Mohamed Shire,  Hafso Abdi Farah iyo Abti Qawdhan Mohamud Yusuf. Geeridii ku timid ayeeyo Ardo Aw Abdi omer dhaged tariikhdu markay ahayd 2013-09-08. Waxaan muruxmada alle uga baryeeynaa in uu janadulfirdaws kawaraabiyo ,danbigeediina uu dhaafo. Amiin amiin.

 Waxaana halkaan uga tacsiyadaynaynaa dhamaan reer Ali Saylaan, Reer Aw Abdi omar dhaged, Reer  Muse Shiil,  ehelka iyo qarabada meelkasta oo ay aduunka ka joogaan  waxaana leenahay ilahay samiriyo imaan ha inaga siiyo dhamaanteen.

Inna lillahi wa inna ilaihi raji’un,


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles