Beesha Caalamka ayaa cadeeyey iney ku raaceen go’aankii Dowlada Federaalka tasoo keentay in ay Puntland ku gacan sayrto.
Beesga Caalamku waxay soo jeediyeen ra’yigii ahaa 4.5 in lagusoo xulo Baarlamaanka,Aqalka sarena Maamul Goboleed +sadex kursi oo dheeri loo siinayo Samaliland iyo Puntland.
Puntland arinkaas was ku gacan seyrtey waxayna sheegtay ineysan qayb ka noqoneyn go’aankaas.
Ergada Beesha Caalamku wa ay mid mid ugu tagayeen Maamul Goboleedyada, Kulankii Madaxweyne Gaas waxaa xoga kan madaxweyne Axmed madoobe oo aan wali war laga hayn waxay kala kulmeen.
Puntlandi
muqdisho