Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Madaxweyne Xasan oo Nairobi u duulay

$
0
0

madaxweynaha-oo-u-dhoofayMadaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa maanta oo arbaco ah u duulay Caasimada Kenya ee Nairobivsi uu uga qayb galo Aaska Qaran ee loo sameynayo Askartii Kenya uga dhimatay Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa aaska kadib wuxuu deg deg ugusoo laaban doonaa Muqdisho.

Puntlandi.com
Muqdisho


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles