Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdiwali Sheikh Axmed iyo Siyaasi Cabdiraxmaan Baadiyow oo mudo bil ku dhow booqasho ku maraya Deegaanada Puntland ayaa maalmaha soo socda waxay soo gabagabeynayaan booqashadooda.
Labada masuul oo iminka ku sugan Gaalkacyo ayaa kulamo waxay magaalooyin dhowra kulasoo qaateen Bulshada reer Puntland.
Hoos ka daawo safarkoodii maanta ay kusoo mareen Degmada Buurtinle ee Gobolka Nugaal.