Madaxweynaha Maamulka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa dalka Dib ugu soo laabtey ka dib wadahadaladii uu uga qayb galay Addis Ababa iyo safar uu kusoo maray Nairobi, Madaxweynaha oo ka warbixiyey safarkiisa ayuu ka hadley heshiiskii Dowlada Federaalka iyo Dowlada Jubaland.
faahfaahinta warkaan goor dhow naga filo