Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

TACSI Marxuum G/sare Maxamed c/qaadir cilmi axmed oo ku geeriyoodey Switzerland

$
0
0

Waxaa halkan tacsi ka diraaya reer takar iyo reer ibraahim gaab kuwaas oo tacsida u diraya geeridii ku timid allaha u naxariistee G/sare Maxamed c/qaadir cilmi axmed oo ku magac dheeraa shuxle kaas oo dhawaan ku geeriyooday magaalada geneva ee dalka switzerland

Waxaa halkan tacsi ka diraya eheladisii iyo qarabadisii kuwaas oo kala jooga dunida dacaladeeda waxaana ka mida dadka diraya
Cumar takar
cismaan xaaji ibraahim
asli xaaji ibraahim
saynab xaaji ibraahim
xaliimo xaaji ibraahim
maryan xaaji ibraahim
rashiid xaaji ibraahim
safiyo xaaji ibraahim
aamino xaaji ibraahim
aamino takar
saciido cusmaan takar
xaawo kaneeco

Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles