Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

XOG HOOSE:– Madaxweyne Xasan Gurguurte oo diidey inuu dhulka maro, AMISON- na ka dalbadey Diyaarad ka soo qaada Marka

$
0
0

Kadib markii shalay (3 sep.2013) ay Al-shabaab jidgooyada u dhigeen Wafdigii Madaxweynaha xili ay kusii jeedeen Magaalada Marka ayaa waxaa hada soo baxdey ineyHalis tahay in Madaxweynuhu uu dib ugu laabto Muqdisho.

Warar Dublamaasiyadeed oo Howlwadeenada Puntlandi heleen ayaa sheegaya in Taliska Amisom ee Muqdisho uu soo gaaray codsi ka yimid Madaxweyne Xasan Sheikh kasoo Madaxweynuuu ku dalbanayo Diyaarad kasoo qaada Marka maadaana uusan soo mari karin dhulka.

Sida aan warka ku heyno wali Amisom kama aysan jawaabin codsigaas.

puntlandi.com
Muqdisho


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles