Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Tacsi– Marxuumad Xaliimo Xasan Larane oo Nairobi ku geeriyootay maanta 19 Dec. 2015

$
0
0

tacsiiWaxaa tacsi loo dirayaa Eheladii iyo Qaraabada Marxuumad Halimo Xasan Larane oo ku geeriyootay Nairobi.

Waxa tacsida diraya Ilma Maxamuud Indhayare, Waxayna Tacsi u dirayaan dhamaan Qoysaska Reer Xasan Larane iyo Reer Cusmaan Xaaji Xasan Geerida ku timid Habaryar Xaliimo, Waxay si gaara ugu tacsiyeynayaan Caruurtii Marrxuumadu ka tagtay, Waxayna Illaahay uga baryayaan in Illaahay Samir ka siiyo.

Waxaan Illaahay ugu baryaynaa Marxuumada Jano waarta iyo dambi dhaaf.

Aaamiiiiin Aaaaamiin

Waxaa tacsida nasoo gaarsiiyey Cadar Maxamuud Indha yare


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles