Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Daawo Sawiro : – Waa ayaan daro iyo Ihaano 4 xaajo Khamsiin oo Wasaarada Gaashaandhiga DF ay Safiirka Ingiriisku ku wareejisay ( Esh- calaa mucaawimo dawlad weyn )

$
0
0

December 19, 2015…..Wasiirka Gaashaandhigga Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini,  ayaa maanta kala wareegay gaadiid ah 4 xaajo khamsiin oo loogu deeqay dawlada Soomaaliya Safiirka Dawladda Boqortooyada Ingiriiska u fadhida Soomaaliya Harriet Mathews.

Wasiirka ayaa  uga mahadceliyay dowladda iyo shacabka Boqortooyada Ingiriiska taageerada ay u fidiyeen ciidanka Soomaaliyeed.

Waligaa ha ku riyoon dibu dhis lagu yagleelo ciidan qaran somaaliyeed mar kale dib u yeesho ” AMISOM ISKA IIMANSADA “

IMG_20151219_122502_resized

IMG_20151219_122433_resized

IMG_20151219_122357_resized

IMG_20151219_122531_resized


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles