Waxaa hada Villa Soomaaliya kusii qulqulaya Kooxo Xildhibaano ah kadib markii Madaxweyne Xasan iyo Gudoomiye Jawaari ay isugu yeereen Xildhibaanada.
Sida Puntlandi xogta ku helay kulanka waxaa dalbaday Madaxweynaha waxyar kadib marnii ay Puntland iyo Jubbaland ay cadeeyeen in Wadahadalkii wadatashiga uu burburay.
Madaxweyne Xasan wuxuu markii hore si gaara ula kulmey Gudoomiye Jawaari, kadibna waxaa loo cid diray oo loo yeeray Xildhibaanada Federaalka qaarkood.
ilaahada lama hayo waxa miiska saaran oo Xildhibaanada loogu yeeray.
Puntlandi
Miadisho