Warar rasmi ah oo Puntlandi heleen ayaa xaqiijinaya in Shirkii Wada tashiga aayaha Soomaaliya uu burburay laguna kala tagay iyadoon wax natiijo ah lakala gaarin.
Warar rasmi ah oo Puntlandi heleen ayaa sheegaya in la isku dayay in qolo tanaasusho balse taasi ma dhicin
Wafdiyadii Puntland iyo Jubbaland waxay Garowe iyo Kismaayo u duulayaan Beri hadii Alle idmo, waa sida Puntlandi warka ku heley.
Puntlandi.com
Muqdisho