Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Wariye Axmed Darwiish oo ku geeriyooday Nairobi

$
0
0

12376060_10156423420275533_2520918705423707426_nAlla ha u naxariistee Waroye Ahmed “Daru”  Darwiish  oo ka tirsanaa Televishinka KTN ee Dalka Kenya ayaa xalay wuxuu ku geeriyoodey Isbitaal ku yaal Nairobi.

Wariyaha oo ka mid ahaa Asxaabta Warka af-Sawaxiliga akhrisa ee loogu jecel yahay Kenya wuxuuna in mudo ah ahaa Akhriyaha Warka Tv-ga KTN.

Xalay fiidkii 7:00 warkii ahaa ayuu akhriyey.

Alla naxariistii ha siiyee Wariye Axmed Darwish wuxuu si kadisa ugu geeriyooday Cudurka Sonkorta, Xili uu joogay gurigiisa ayuu soo dhacay waxaana durba loola cararay Isbitaaæka halkasoo geeridiisa lagu xaqiijiyey.

Dhamaantayo hadaan nahay Howlwadeenada iyo Masuuliyiinta Puntlandi waan ka tacsiyeynaynaa geerida Marxuumka.

Puntlandi.com
Nairobi


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles