Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Madaxweyne Xasan Sheikh oo Al-shabaab oo ka badbaadey Jidgooyo ay u sameeyeen Al-shabaab xili uu Marka u socdey

$
0
0

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo iminka booqasho sadex cisho ah ku jooga Magaalada Marka ee Gobolka Shabeelaha hoose ayaa imaatinkiisa waxaa jid gooyo ku sameeyey Al-shabaab, inkastoo aysan Dowladu warkaan xaqiijin hadana wararka la helayo waxay sheegayaan in deegaanka Buufow markuu Madaxweynuhu marayay in Dagaal gaadmo ah ay ku soo qaadeen Maleeshiyaadka Al-shabaab.

Dhinaca Al-shabaab warar ay soo dhigeen Internetka waxay sheegeen iney Askar illaalinaysay Madaxweynaha ay dileen inkastoo Warkaas aan la xaqiijin.

Madaxweynuhu wuxuu hada ku sugan yahay Magaalada Marka wuxuuna joogi doonaa Sadex Cisho.

Puntlandi.com
Kismaayo


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles