Madaxmeynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Faroole iyovWafdi uu hogaaminayo oo booqasho ku jooga Adis Abeba ayaa Xalay waxay wada casheeyeen Wasiirka Arimaha dibada Itoobiya iyadoo wasiirku cashada fidiyey.
Wafdiga Puntland ee Madaxweynuhu hogaaminayo waxaa ka mid ah Wasiirka Caafimaadka Dr. Cali Cabdullahi Warsame iyo Saraakiil ka tirsan Xafiiska Madaxweynaha.
↧
Daawo sawirada Wasiirka Arimaha Dibada Itoobiya oo Casho sharaf u sameeyey Madaxweynaha Puntland
↧