Mudane Cali Maxamed Geedi Raysal Wasaarihii Xukuumadii Alla ha u naxariistee Madaxweyne Cabdullaahi Yusuf oo maanta saxaafada la hadlay ayaa soo hadal qaadey shirka ka socda Muqdisho oo la sheegey inuu yahay shir Dib u heshiisiin Qaran, Prof. Geedi wuxuu shirka ku tilmaamay mid laga been sheegey oo uusan ahayn mid Qaran.
↧
Dhagayso Raysal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi oo Shirka Muqdisho ka socda ku tilmaamey mid Hotel lagu raaxaysanayo oo uusan ahayn shir Qaran
↧