Image may be NSFW.
Clik here to view.Cabdikariin Xiseen Guuleed ayaa Dabada kasoo Galay Ciidamadii ku magacawnaa Xooga Dalka ee ku sugnaa Gobolada dhexe wuxuuna amar ku baxshey in Ciidanku ay caawiyaan Maleeshiyaadka Xaafada Baraxlay.
Sargaal ka tirsanaa Ciidanka amarka lasiiyey oo iminka ku sugan Caabudwaaq ayaa Puntlandi u xaqiijiyey in Candikariin Xiseen Guuleed uu dabada ka riixayo Colaada ka aloosan Gaalkacyo uuna Ciidankii iyo Qalabkii Dowlada Federaalka uu u direy Gaalkacyo.
Sargaalku wuxuu sheegay in Ciidanku labo u qaybsamey, Qaybna ay isu diyaarinayeen inay halkaas aadaan.
Dhinacakalena Cabdikariin Xiseen Guuleed iyo Cabdi Qaybdiid waxay isla qaateen in Xabsiiga loo taxaabo Odoyaal dhaqameedyada iyo Ganacsatada Koonfurta Mudug ee wadahadalada nabadeed la bilaabay waxgaradka Gaalkacyo, laakiin xariga Odoyaasha ma cada oo ilaa hada cid la xirey ma jiraan sida uu noo xaqiijiyey wariye ku sugan Baraxlay.
wixiu kasoo kordha Gaalkacyo kala soco Puntlandi.com