Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Shirkada Maandeeq oo Recieverkooda kusoo kordhisay adeeg cusub

$
0
0

maandeeq TvShirkada Maandeeq TV ayaa Receiverkooda(Router) waxay kusoo kordhiyeen Kanaalo cusub iyo Adeeg hor leh kasoo Dadkii horey u haystay Recieverka ay si Automatik ah u helayaan, Macaamiisha cusub iyana gacmo furan ayaa lagusoo dhaweynayaa iyo waliba Adeegaas cusub oo ay la jaan qaadayaan.

Shirkada Maandeeq waxay kaloo kordhiyeen Wakiiladooda oo hada inta badan Dalalka Caalamka wakiilo ayaa u jooga.

Faahfaahin buuxda kala soco Puntlandi


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles