Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Tacsi Marxuumad Nadiifo cabdille cilal oo Xalay 24.10.2015 ku geeriyootey Gaalkacyo

$
0
0

Waxaa lagu wargalinayaa Qoyskii iyo Ehelidii Marxuumad Nadiifo cabdille cilal iney xalay ku geeriyootey Magaalada Gaalkacyo.

Dhamaan Ehelka, Qaraabada iyo Asxaabta Marxuumada ka tagtay ayaa loo dirayaa tacsi guud, Marxuumadana Waxaan illaah uga baryeynaa Jano waarta iyo Dambi dhaaf.

Aaaamiiun Aaaamiin


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles