Xildhibaan Xasan Abshir Farax oo ka mid ah Xildhibaanada Federaalka Soomaaliya ayaa iska casilay jagada Xildhibaanimo arrimo isaga u khaasa awgeed.
Xildhibaanka waxaa badalay wiil uu dhalay oo lagu magacaabo Abshir Xasan Abshir waxaana lagu wadaa in maanta la dhaariyo
Isimada Puntland ee awal soo xulay Xildhibaan Xasan Abshir ayaa meel mariyey in Abshir Xasan Abshir uu buuxiyo booska aabiis.
Puntlandi.com
Muqdisho