Soomaalida Canada ayaa ku guuleystey in ay ka mid noqdaan Xildhibaanada Baarlamaanka Kanada ka dib markii Axmed Xusein oo ka mid ahaa tartamayaasha Doorashada Baarlamaanka Federaalka Canada uu ku guuleystay Doorashadii.
Axmed oo ah Sharciyaqaan Soomaali Canadoyaan wuxuu noqdey shaqsigii ugu horeeyey oo kasoo jeeda Bariga Afrika oo ka mid noqda Aqalka Baarlamaanka Federaalka Canada kadib markuu hlay cod ka badan dhor iyo labaatan Kun.
Puntlandi.com
Ottowe