Image may be NSFW.
Clik here to view.Waxaa tacsi loo dirayaa dhamaan Qoyska Reer Cali-cad iyo Reer Maxamuud Farabadane Gaar ahaan Cabdulqaadir Farabadane iyo Caruurtiisa oo Xaaskiisii Xaawo Cali Cad ku geeriyootay London 19 oktoobar,
Waxaa si gaara loogu tacsiyeynayaa Caruurtii ay Marxuumadu ka tagtay.
Waxaa sidoo kale loo tacsiyeynayaa guud ahaa Ehelka iyo Qaraabada geerida ku timid Marxuumad Xaawo Cali-cad Guuleed Ileeye.
Waxaan illaahay uga baryeynaa jano waarta iyo dambi dhaaf iyo illaahaysamir kasiiyo Caruurtii ay ka tagtay.
AAAAMIIN AAAMIIN