Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

8 Soomaali ah oo ka mid noqdey Dadka ku geeriyoodey Xajjka

$
0
0

Sideed ka mida Xujjayda Soomaalida ah ayaa la xaqiijiyey iney ku geeriyoodeen Shilkii ka dhacay Minna.

ugu yaraan 4 Soomaali ah ayaa iyana dhawacmey.

Soomaalida Geeriyootey waxay kakala yimaadeen Soomaaliya iyo Kenya.

Sida uu Puntlandi u sheegey Xaaji Cabdullahi Cilmi oo Xujeyda kamid ah.

Puntlandi.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles