Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Madaxweynaha iyo Raysal wasaarsha oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey Maalinta Ciida

$
0
0

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheilh Maxamuud ayaa hambalyada Ciida u diray shacabka Soomaaliyeed.

Raysal wasaare Cumar Cabdirshiid Cali ayaa isna hambalyada Ciida u direy Shacabka.

Labada masuul oo midba markiisa Ciidwanaagsan hawada u mariyey shacabka ayaa ku baaqay in la is cafiyo.

Puntlandi.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles