Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Deg Deg — 100 Qof oo dhimatay iyo in ka badan 350 dhaawac ah kadib markii ay isbuurteen Dad Xujey ah, Xaramka dhexdiisa

$
0
0

Inta la hubo boqol Qof ayaa geeriyoodey kadib markii ay isbuurteen Dad Xujey ah Xaramka dhexdiisa, Dhawaca ayaa lagusoo waramayaa inuu kor udhaafay 450 Qof.

Goob Xajka dhexdiisa ah ayaa dad ku saseen kadibna ay kala yaaceen tasoo keentey in ay Dadkii isbuurtaan ama is jiiraan ilaa hadana sababta lama yaqaan keentey kala yaaca.

Lama oga ilaa hada in Soomaali ay ku joraan Dadka waxgaareen.

Kala soco Puntlandi wixii kasoo kordha warkaan.

Puntlandi.com
Post@puntlandi.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles