Image may be NSFW.
Clik here to view.Masuuliyiinta iyo Howlwadeenada Warbaahinta Puntlandi waxay dhamaan Umada Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaan maanta oo ah Ciid, Waxasn idin leenahay CIID WANAAGSAN CIID WANAAGSAN.
Waxaan Umada Muslimiinta gaar ahaan Soomaali meel walboo ay joogto aan u rajaynaynaa Ciid wanaagsan iyo in illaahay sanadkaan sanadkiisa inaku gaarsiiyo Nabad, Caafimaad qab iyo Barwaaqo.
Xujeyda soo gutay waajibaadka Xajka iyana illaahay waxaan uga baryeynaa in illaahay ka aqbalo Xajka.
Soomaaliya waan u ducaynaynaa….
Aaamiin Aaaamiin Aaaamiin
Masuuliyiinta iyo Howlwadeenada
Puntlandi.com
info@puntlandi.com
Garowe