Qarixii Gilgiley Nawaaxiga Villa Soomaaliya ayaa lagusoo Waramayaa in lala damacsanaa Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobey Nickolos Kay gaarigiisa.
Khasaaraha Qaraxa waxaa lagusoo waramayaa inay gaarayaan 19 dhawac ah iyo Saddex dhimasho ah.
Maanta waxaa Muqdisho lagu xusayey maalinta Nabada laakiin waxay noqotay maalinta nabad darada.
Qaraxa ayaa qayb ka noqonaya qaraxyo iyo dilal taxane ah oo ay marti u tahay magaalada Muqdisho ee xarunta Gobolka Banaadir.
Dawladda Soomaaliya ayaa ku fashilantay inay wax ka qabato amaanka magaalada Muqdisho ee xarunta Gobolka Banaadir.
Puntlandi.com
Muqdisho