Sida Wararka uu Puntlandi ku helayo waxaa Caawa fiidkii la weeraray Villa Soomaaliya xili la sugayay inuu soo gabagaboobo Wadahadalkii Gudiyada Farsamada ee Shorkii Wadatashiga.
Qarax loo adeegsadey baabuur ayaa lagu weeraray albaabka dambe ee Madaxtooyada Villa Soomaalaya, waxaana hada la maqlayaa rasaas.
Wafdi ka socda Puntland iyo Jubbaland ayaa ku sugan Villa Soomaaliya.
Amaanka Madaxweyne Gaas waxaa sugaya Cidanka gaarka ah ee Madaxtooyada Puntland.
wixii soo kordha kala soco Puntlandi.com