Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Madaxweyne Axmed Madoobe oo isna Muqdisho u duulaya

$
0
0

breaking-nes-150x63 (1)Kulan Beesha Caalamku isugu yeertay Masuuliyiinta Soomaaliya ayuu Madaxweyne Axmed Madoobe uga qayb galayaa Muqdisho, Wuxuuba Madaxweynuhu u duulayaa Muqdisho beri oo sabti ah 19 sep.2015, Waxaa sidaas caawa Puntlandi u xaqiijiyey Sargaal ka tiran Madaxtooyada Jubbaland.

Puntlandi
Kismaayo


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles