Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa goor dhaweyd ka degay Magaalada Muqdisho halkasoo ay uga qayb galayaan Shir.
Wafdiga Madaxweynaha waxaa kamid ah Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Jubbaland waana markii u horeysay oo xubno ka tirsan Xildhibaanada Jubbaland ay shir uga qayb galaan Muqdisho.
Puntlandi.com
Muqdisho