Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

War Deg Deg ah– Madaxweyne Gaas oo beri oo sabti ah u duuli doona Muqdisho

$
0
0

Kadib kulan ay Beesha Caalamku isugu yeertay Masuuliyiinta Soomaaliya ayaa Madaxweyne Gaas wuxuu aqbalay casumaadaas uga timid beesha Caalamka.

Sida ay Puntlandi kasoo Xigteen ilo lagu kalsoon yahay Madaxweyne Gaas iyo Wagdi uu hogaaminayo waxay beri oo sabti ah u duulayaan Muqdisho.

Kulankii horey loogu balamay 20 bishaan inuu ka dhaco Kismaayo ayaa buuq ka dhashey kadibna Beesha Caslamka ayaa isugu yeeray Masuuliyiinta Soomaaliya.

Puntlandi.com
Muqdisho


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles