Xubnaha Beesha Caalamka u jooga Soomaaliya ayaa kulan deg deg ah ugu yeeray Hogaamiyayaasha Soomaaliya kulankasoo dhici doona beri oo sabti ah kana dhici doona Muqdisho.
Sida Puntlandi Xogta ku heleen kulanka waxaa loogu yeerey Madaxweyne Xasan Sheikh, Madaxweyne Gaas, Madaxweyne Axmed Madoobe iyo Madaxweynw Shariif Xasan.
Kulankaan ayaa yimid kadib markii muran ka dhashay kulankii ay Madaxda Soomaalidu ku balameen inuu ka dhaco Kismaayo 20 bishaan Septembar iyo buuq ka dhashay kadib markii laga warhelay isbadal lagu sameeyey Dastuurka iyadoon lagala tashan Maamul Goboleedyada.
Faahfaahinta warkaan naga filo goor dhow
Puntlandi.com
Nairobi