Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

(Sawiro) Madaxweyne Ku xigeenka Dawladda Puntland oo Xafiiskiisa ku qaabiley Madaxa ICRC Soomaaliya

$
0
0

Madaxweyne Kuxigeenka Dawladda Puntland Injineer  Abdixakim Abdulahi Xaji Omar Camay aya xafiiskiisa ku qaabiley Madaxa ICRC u qaabilsan Somalia MR Jordi Raich Curco kulankan aya ku biloowdey Soo dhaweeyn, uu madaxweyne kuxigeenka Dawladda Puntland Camay ku soo dhaweyey Puntnad, iyo Mahadnaq uu Soo jeediyey MR Jordi Dawladda Puntland iyo Shacabkeeda Nabad galyada kajirta, kulankan ayaa lagaga wadda hadlay kor uqaadida Barnaamijyadda ICRC ka fulinayso Puntland iyo wax kaqabashadda Biyaha iyo Fayo-dhaawrka Salidhigyadda Police Dawladda Puntland Madaama oo ay maxa- biis Farabadani ku xiranyihiin Saldhigyadda Puntland

Madaxa ICRCE aya ku dheeradda wax qabadka ICRC ka waddo Puntland isago balaqadey in ay kor uqaadidoonan dhamaan wax qabadka Hayadda ICRC kawaddo Deeganka Puntland,.

Hoos Ka Daawo Sawirada;-
vlcsnap-2015-09-14-09h17m46s189

vlcsnap-2015-09-14-09h18m17s252

vlcsnap-2015-09-14-09h18m45s15

vlcsnap-2015-09-14-09h18m55s123

vlcsnap-2015-09-14-09h18m55s123[1]

vlcsnap-2015-09-14-09h19m38s41

vlcsnap-2015-09-14-09h19m50s151

vlcsnap-2015-09-14-09h20m21s212

vlcsnap-2015-09-14-09h20m37s117

vlcsnap-2015-09-14-09h20m37s117[1]


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles