Wasiirka Arimaha Dibada Itoobiya, Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey, Madaxweynaha Dowlada Federaalka iyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed iyo Wafdiyadii ay hogaaminayeen ayaa galabta waxay ka dhoofeen Kismaayo, Halka Madaxweyne Gaas iyo Raysal wasaare Cumar ay u hoydeen Kismaayo.![sagootis25-300x200]()
![sagootis18]()
![sagootis3]()
![sagootis6]()
![sagootis14]()