Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Tacsi–Marxuumad Maama Maryan Xaashi oo Maanta ku geeriyootay Magaalada Canberra ee Dalka Australia

$
0
0

tacsiiWaxaa tacsi loo dirayaa Caruurtii, Qaraabadii, Ehelka iyo Asxaabta Marxuumad Maama Maryan Xaashi oo maanta ku geeryootay Magaalada Canberra ee Dalka Australiya.

Waxaa Tacsida si gaara loogu dirayaa Caruurtii Marxuumada Ilma Maxamed Cadnaan oo kala jooga daafaha dibada.

Waxaa tacsida nasoo gaarsiiyey Yaxye Dhaladheere iyo Mulki Maxamed Cadnaan iyo Caruutooda.

Jaaliyada Puntland ee Aarhus Denmark ayaa iyana tacsida diraya.

Waxaan Marxuumada Illashay uga baryaynaa Jano waarta iyo Dambi Dhaaf, iyo in Illaahay samir kasiiyo Caruurteeda iyo Ehelkeeda guud ahaan.

Aamiin Aaaamiin


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles