Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Tacsi — Marxuumad Sahro Cabdi Muuse Yusuf oo maanta 8 Sep.2015 ku geeriyootay London

$
0
0

tacsiiWaxaa tacsi aan lasoo koobi karin loo dirayaa Qoyska Reer Cabdi Muuse Geeridii ku timid Sahra Cabdi Muuse oo saaka oo talaado ah ku geeriyootay Magaalada London.

Waxaan Marxuumada Illaahay uga baryaynaa Jano waarta iyo dambi dhaaf iyo in illaahay samir kasiiyo guud ahaan Ehelka iyo Asxaabtaba
Aaaaaamiin Aaamiiin

Waxaa tacsida nasoo gaarsiiyey Cabdimalik Qar iskaxoor


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles