Waxaa safar ku jooga gobolka Minnesota Guddoomiyaha gobolka mudug dawlad goboleedka Puntland, Soomaaliya waxaana uu la kulmayaa jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool gobolka Minnesota, sidaa darteed waxaa lagu wargalinayaa jaaliyadda Puntland ee ku nool gobolka Minnesota inay kasoo qayb galaan kulanka gudoomiya oo dhacaya
Goobta iyo Wakhtiga
Khamiista
Ogoosto 20, 2015.
Xarunta Brian Coyle Center
Cedar Riverside
Saacadu 5:30PM galabnimo.
Jaaliyadda waxaa laga codsanayaa inay shirkaas kasoo qayb galaan wakhtigana ilaaliyaan.
Wixii faahfaahin ah la soo xiriira
Ladane
Tel: 872-301-1537
Muuse Xasan (Galac)
612-226-4473
Axmed Cabdullaahi
612-229-6153
Osman Ahmed
612-598-6438
Tel: 872-301-1537
Muuse Xasan (Galac)
612-226-4473
Axmed Cabdullaahi
612-229-6153
Osman Ahmed
612-598-6438