Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Daawo Sawirada Dhalinyaro Reer Puntland ah oo degan Denmark oo Xarun Waxbarasho ka hirgaliyay deegaanka Gosol ee Gobolka Mudug

$
0
0

Dhalinyaro Reer Puntland ah oo ku nool Dalka Denmark gaar ahaan Magaalada Aarhus ayaa iyagoo kaashanaya Hay’ada Qoxootiga Denmark DRC waxay Tuulada Gosol ee Gobolka Mudug ay ka dhiseen iskuul hoose dhexe, kasoo hada diyaar ah.

skuulka wuxuu ka kooban yahay 3 class, 2 musqulood, Xafiis,Bakhaar yar iyo Barkada Biyaha oo hoos u qodan korkana ka daboolan.

Waxaa dhisay iskuulka hayadda DRC Diaspora programme oo ah Hay’ada Qaxootiga Denmark iyo Danish Somali Unity (DSU) oo ah dhaliyarada Soomaalida ah .

Waxaa gacan weyn ka geystay bulshada ku nool tuulada Gosol, oo hoos imaada degmada Xarfo, gobolka Mudug, Puntland, Somalia

Iskuulka oo noqon doona mid hoose Dhexe Waxaa dhigan kara ilaa arday gaaraysa 175 arday kuwasoo ka kala imaanaya Nawaaxiga Tuulada Gosol.

Waa Iskuulkii ugu horeeyey ee laga dhiso tuuladaan oyadoo awal ay caruurtu wax ku baran jireen geed hoostii.

Talaabada ay Qaadeen wiilasha ka dambeyey Dhismaha Skuulka ayaa ah mid ku dayasho mudan.

Hoos Ka Daawo Sawirada;-

Gosol skuulIskuulka Gosol (7)Gosol skuul

Iskuulka Gosol (2)

Iskuulka Gosol (8)Iskuulka Gosol (1)

Iskuulka Gosol (2)

Iskuulka Gosol (3)

Iskuulka Gosol (4)

Iskuulka Gosol (6)

Iskuulka Gosol (8)

Iskuulka Gosol (10)

Iskuulka Gosol (11)

Gosol skuul


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles