Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Suldaan Cartan Xaaji Jimcaale “*Shacabka waxaan idin leeyahay wax idiin dhaama Axmed Madoobe arki maysaan ee doorta”

Image may be NSFW.
Clik here to view.
Ahmed madoobe

Suldaan Cartan Xaaji Jimcaale oo kamid ah Isimada ugu faca weyn Isimada Jubaland oo saxaafadu ku booqatey gurigiisa ayaa ku baaqay in Axmed Madoobe la doorto mar labaad, Suldaanku wuxuu yiri “Axmed Madoobe waa astaanta Jubaland, waxaan shacabka u sheegayaa cid idiin dhaanta ninkaan ma jirto.”

Hoos ka daawo


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles