Wasiirkii hore ee Wasaarada Waxbarashada Puntland Cali Xaaji Warsame ayaa todobaadkii lasoo dhaafey isagoo ku sugan Nairobi wuxuu bixiyey Waraysi uu siiyey Golaha falanqaynta Siyaasada Soomaaliya ee 88, wuxuuna Siyaasi Cali Xaaji ka hadley Xaalada Dalku hada marayo , Carqaladaha hortaagan Dowlada Federaalka oo waxyaabaha hormuudka u ah uu qaarkood ku tilmaamey iney yihiin iyadoo Dad diidan Federaalka loo dhibay hogaanka Dalka kuwasoo ka leexdey Qorshihii lagu gaari lahaa hanaanka Dowladnimada.
Cali xaaji wuxuu ka hadlay oo kale Xaalada Jubaland oo uu maalmihii u dambeeyey booqasho ku gaaray.
Hoos ka dhagayso Waraysiga oo aad u xiisa badan.