Dhamaan Jaaliyada Puntland ee ku dhaqan Gobolka Alberta gaar ahaan magaalada Edmonton iyo nawaaxigeeda ee Dalka Canada waxaa la ogeysiinayaa in la qabandoono xaflada sanadguurada 17-aad ee kasoo wareegtay xiligii la aasaasey Puntland.
Xafladan ayaa laqabanayaa laguna qabanayaa..
Isniinta
August 17, 2015
Goobtu waa:
Northgate Lions Senior Recreation Centre
7524 – 139 Avenue
Waqtiga: 5pm – 12am.
Wixii Faahfaahin dheeraad ah kala soo xidhiidha:
1. Xuseen Xarago (587) 989-2123
2. Dr. Abdirahman, (780) 802 7736
Wabilaahi Towfiiq.